Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Deg Deg soo saaray Amarna siiyay Hay’adaha Dowlada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro Walaalaha Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay abaaraha. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in qaybo badan oo dalka ka mid ah ay ku habsadeen Abaaro ba’an … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Fariin Deg Deg soo saaray Amarna siiyay Hay’adaha Dowlada